Al-shabaab Iyo Daacish Oo Xadka Somaliland U Soo Gudbay + Qaraxyo Laga Cabsi Qabo In Maalinta Ciida Ay Dhacaan Iyo Tirada Ciidanka La Arkay

0
884

Al-shabaab Iyo Daacish Oo Xadka Somaliland U Soo Gudbay + Qaraxyo Laga Cabsi Qabo In Maalinta Ciida Ay Dhacaan Iyo Tirada Ciidanka La Arkay

Ciidanka xoogaga ah ee ka socda Al-shabaab iyo Daacish ee hanaanka dhuumaalaysiga ah ugu jira buuraha gal gala ayaa la sheegayaa in qaarkood ay ka soo baxeen halkaasi isla markaana ay u soo gudbeen dhinaca Somaliland gaar ahaan gobolka Sanaag.

Iyaga oo ah ciidan gaadhaya ilaa 110 askari ayaa waxa lagu arkay dhinaca hadaaftimo waxaana ay siteen hub culus dadka deegaankana waxa ay waydiiyeen dhanka jihada Ceerigaabo.

Arintan si rasmi ah looma cadayn waxaana la filayaa in ciidanku hawlgal ka sameeyo uu ku xaqiijinayo Ciidankan Alshabaab ee hogoodii ka soo baxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here