Axmed Aarshe Oo Noqday Fanaanka Loogu Dalbashada Badan Yahay Aroosyada Iyo Xafladaha Hargaysa + Maxay Tahay Sababtu?

0
2185

Axmed Aarshe Oo Noqday Fanaanka Loogu Dalbashada Badan Yahay Aroosyada Iyo Xafladaha Hargaysa + Maxay Tahay Sababtu?

Fanaanka mudada yar ku soo Shaac Baxay ee Axmed Aarshe oo ka mid ah Fanaaniintii mudo dhawayd lagu soo daray Koox Faneedka shamaca u ah fanka Somalida ee Xidigaha Geeska ayaa noqday fanaanka loogu dalbashada badan yahay Aroosyada iyo xafladaha Hargaysa

Waxa inta badan looga yeedhaa Goobaha gaarka ah gaar ahaan Aroosyada oo ah halka lagu kala karshado kala horaynta fanaaniinta iyo saamaynta ay shacabka ku leeyihiin

Axmed Aarshe waxa uu ku soo baxay Heesta Caashaqagu Dan Guud maaha oo uu ku jirtay barnaamij dhawaan ay soo saartay Kooxda Xidigaha Geesku ahaana barnaamijkii ugu horeeyey ee la qabto tan iyo inti Abwaan lab-saalax mar kale loo cumaamaday Gudoomiyaha Xidigaha Geeska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here