Bali-dhiig Oo Xalay Xabad Lagu Seexday Iyo Maanta Oo Ciidankii Militeriga La Keenay + Shirkii Habar-jeclo Ee Xirsi Watay Oo Cabsi Laga Qabo

0
642

Bali-dhiig Oo Xalay Xabad Lagu Seexday Iyo Maanta Oo Ciidankii Militeriga La Keenay + Shirkii Habar-jeclo Ee Xirsi Watay Oo Cabsi Laga Qabo

Deegaanka Bali-dhiig oo ka tirsan gobolka Togdheer iminka xaaladeedu way degan tahay ka dib markii xalay lagu kala seexday xabada nool oo ciidanka iyo niman ciidan beeleed ahi isku adeeg sanayeen.
Dadka deegaanku waxa ay Kulannews u sheegeen in ay saaka arkayeen ciidamadii Militeriga ee xadka joogay oo magaalada soo galay isla markaana ka gashaaman wax kasta oo amaanka wax yeelaya
Arintani waxa ay ka dhalatay shirka lagu sheegay in ay qabsanayaan dhalinyarada beelaha Habar-jeclo waxaan wata wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here