Beesha Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ku Dhawaaqay Xisbiga Ay Codka Siinayaan+Wasiir Xashi Miyuu Is-casilayaa+Gudoomiyihii Kulmiye Miyaa Lagu Wareejiyey

0
242

Image result for beelaha cali bare

 

(KULANNEWS)19/10/2017 Aqoonyahanda Oday dhaqameedka Dhalin Yarad Beesha Cali Bare (HJ) oo taageero wayan u muujisay xisbil xaakimka kulmiya una balan qaaday ina ay codkood siin doonan Muuse Biixi Abdi Dhamaan xildhibanad Oday dhaqameedkan ayaa u balamay ka midawga xisbiga iyo sidaa aya hiil iyo hooba ula garab istaagin lahaayeen iyaga oo ku amaanay ina Xisbiga kulmiye uu waxqabad balaadha ka sameeyay baahi yahoodi taa badalkeed ay u hibeen doonan codkooda.

Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa aad ugu amaan go’aanka wax ku oolka ah ee aya beeshuni Qaadatay  ugana mahad celiyay cadanta mabda beeshan sido kale  inay si dhabaa taagero ugu muujiyaan Xisbiga Kulmiye Oo ah xisbiga wax qabadka kan dhawaajiyay inay beeshai marwalba tahay xisbiga

Dhanka kale Wasiirrudowlah duulista Iyo Sohawada maliland oo ka hadlay munaasibada ayaa odayaasha, dhalin yarad, Waxgaradka Aqoonyahanad uga mahad naqay inay soo ajiibeen Martiqaadkii xisbigu u sameeyay waxaanna uu sheegay inay munaasibadani tahay oo kaliya mid isxog waraysi ah. Dhanka kale Jiif Caaqil Cali Xirsi Axmed, Caaqil Ismaciil Caarshe, iyo Oday Maxamed Jamac ayaa si weyn ugu nuuxnuuxsaday taageerada ay ka beel ahaan u hayaan Xisbiga KULMIYE. Cuqaasha iyo Waxgaradkani ayaa Madaxweynaha Somaliland ugu mahadnqay kaalintii horumarineed ee uu ka gaystay gobollada Saraar, Sool iyo Sanaag gaar ahaan hirgelinta wadada Ceerigaabo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here