Boqorka Sucuudiga Oo Diiday In Uu La Kulmo Murashax Cirro Oo Sucuudiga U Qaaday Warqad Ay U Dhiibeen Turkiga Iyo Somaliya Oo Ka Dhan Ah Somaliland

0
1107

Boqorka Sucuudiga Oo Diiday In Uu La Kulmo Murashax Cirro Oo Sucuudiga U Qaaday Warqad Ay U Dhiibeen Turkiga Iyo Somaliya Oo Ka Dhan Ah Somaliland

Musharaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Ciro ahna Gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ayaa ugu danbayn ka degay wadanka Sucuudiga oo uu u siday warqado xisbigiisu xoojinayo oo ay u laqibeen Turkiga iyo Somaliya balse ku shaan badaysan magaca xisbiga Waddani kuwaasi oo uu ku sheegayo in aanay Somaliland kaligeed go’aan gaadhi Karin isla markaana go’aanka xukuumadu u soo gudbisay aanu ahayn mid loo dhan yahay.

Haba sido warqadahee waxa la kulankiisa ku gacansaydhay masuuliyiinta Boqortooyada Sucuudiga oo boqorku qayb ka qahay waxaana Musharaxu iminka uu go’aansaday in uu cumraysto ka dibna dib ugu soo laabto Hargaysa oo aanu meel kale u baxin mar hadii uu guul daro dhanka kubada siyaasadda ah la kulmay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here