Bulshada Koonfurta Hargaysa Oo Dhagax Iyo Ciid Iskugu Daray Gaadhiga Ciro Xili Uu Wadada Marayey + Muraayadihii Oo Bur Buray Iyo Colaad Kale Oo Qaraxday

0
329

Bulshada Koonfurta Hargaysa Oo Dhagax Iyo Ciid Iskugu Daray Gaadhiga Ciro Xili Uu Wadada Marayey + Muraayadihii Oo Bur Buray Iyo Colaad Kale Oo Qaraxday

Bulshada ku dhaqan koonfurta Hargeysa qaybo ka mid ah oo dhalinyar u badnaa waxa ay mar kaliya ciid iyo dhagax la miciin sadeen gaadhiga khaaska ahaa ee Cabdiraxman Ciro xili uu dadka dibada ka salaamayey waxaana gaadhiga soo gaadhay bur bur dhanka muraayada ah.

Markiba darawalka gaadiidku waxa uu kordhiyey xawaaraha socodka gaadiidka waxaana muraayadaha laga dalacay  Cabdiraxman Ciro oo og sababta arintan ka danbaysa.

Imaaradka waxa uu kaga dhawaaqay in beesha Habaryoonis toogtaan Suldaanka guud ee Somaliland oo beesha Ciidagale ka soo jeeda waxaana uu ku sababeeyey in beesha Habar-yoonis laga qaadayo bariga magaalada Hargaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here