Cabdiraxman Ciro Oo L a Shaaciyey In Aanu Somaliland Madaxweyne Ka Noqonayn Iyo Kiis Lagu Haysto Oo Kursiga Ka Hor Istaagay + Muxuu Yahay Kiisku

0
2037

Cabdiraxman Ciro Oo L a Shaaciyey In Aanu Somaliland Madaxweyne Ka Noqonayn Iyo Kiis Lagu Haysto Oo Kursiga Ka Hor Istaagay + Muxuu Yahay Kiisku

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo Hargaysa ka dhisan shalay waxa uu magaalada Borama ku soo bandhigay qodobo aan u saamaxayn Murashaxa madaxweynaha xisbiga kale Waddani Cabdiraxman Ciro kuwaasi oo ah qodobada shacabku ay wax ku dooranayaan maalinta u danbaysana ay fartooda codka ku bixinayaan
Wax yaabaha uu soo bandhigay waxa ka mid ah.

Maalin kaliya cadawga ma ka dhicisay Somaliland?

82-kii hadii aad maamuli kari wayday qaran ma maamuli kartaa?

Halkee joogtay markii dalka loo halgamayey?

Arimahan iyo kuwa kale ayaa murashaxa Wadani gooni ka dhigay waana qodobo kiisaysan oo hogaamiyahan ka hor istaagaya in uu Somaliland Madaxweyne ka noqdo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here