Cali Guray Oo Hablaha Habar-jeclo Caayey “ Horta Maxaad Futada La Giijisaan” Qoraal Uu Baahiyey Isaga Oo Xaaladiisii Ku jira

0
567

Siyaasiga Cali Guray oo iminka Kulmiye ka mid ah waxa uu isagu xaaladii lagu yaqaanay ku jiraa uu si toos ah u caayey hablaha beelaha Habar-jeclo oo uu futo giijis ku tilmaamay.

Mar uu qoraal xiliyadii danbe Facebook-giisa soo dhigay waxa uu yidhi “ horta Hablaha Habarjeclo maxay futada la giijiyaan marka ay arkaan in la dal dalayo” hadalkaasi oo meel ka dhac ah ayuu Cali Guray ku baahiyey barta uu facebook ku leeyahay.

Waa markii u horaysay ee nin siyaasi sheeganayaa uu aflagaado iyo cay u gaysto hablaha reer Somaliland ee xurmada iyo sharafta mudan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here