Ceeb Iyo Fadeexad:- Madaxweyne Farmaajo Oo Lacag Malaayiin Doller Ah U Soo Diray Xisbiga Waddani Iyo Warqadii Lagu Bixiyey Oo La Helay

0
204

 

Ceeb Iyo Fadeexad:- Madaxweyne Farmaajo Oo Lacag Malaayiin Doller Ah U Soo Diray Xisbiga Waddani Iyo Warqadii Lagu Bixiyey Oo La Helay

 

Warqadan ayaa ah ta ay xisbiga Waddani ku qaateen lacagta sadexda Milyan ee Doller ah oo Madaxweyne Farmaajo u soo qoray uguna talo galay inay ololaha ku galaan.

Warqadda waxa gudoomay xoghaya arimaha dibada ee xisbiga Waddani Mr. Fadal oo ay jifo isku yihiin Murrashaxa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here