Ceebta:- Culimadii Caanka Ahayd Oo Madaxtooyada Ka Yaacday + Wasiiro Qur’aanka Garan Waayey Iyo Shaki Abuurmay + Siilaanyo Oo Amar Ku Bixiyey In…..(Ahri)

0
218

Ceebta:- Culimadii Caanka Ahayd Oo Madaxtooyada Ka Yaacday + Wasiiro Qur’aanka Garan Waayey Iyo Shaki Abuurmay + Siilaanyo Oo Amar Ku Bixiyey In…..(Ahri)

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta muuqaalka xaga danbe waxa uu kaga sheegayaa in uu diyaar u yahay barashada qur’aanka Kariimka oo aanu wax aqoon ah u lahayn wasiiro kale oo isaga la mid ahna ay jiraan liiskoodana uu soo qori doono
Arintaasi waxa ay sababtay in culimo badan madaxtoyada xalay iskaga baxaan waana sheekada maanta ugu hadal haynta badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here