Ciidamad Nabad Sugida, Militariga Iyo Kuwa Midawaga Africa Oo Hawal Gal Wayan Ka Bilaabay Muqdisho

0
182

Related image

Ciidamad Nabad Sugida, Militariga Iyo Kuwa Midawaga Africa Oo Hawal Gal Wayan Ka Bilaabay Muqdisho

 

 

Wali wax socda baadigoobka ay dawlad somaliya ugu jirto soo qabashad cidii ka danbaysa qaraxii isgoska soobe halkaas oo dad badani u dhinteen wararka ayaa sheegay in lagu dabo jiro cidii ka danbaysay qaraxan hasa yeeshe ilaa hada lama hayo cid sheegtay ama cid loo soo xidhay.

ciidamad nabad sujida oo garab sanay kuwa maltariga iyo ciidamad midawga africa ayaa ilaa iyo 15 Oktoobar 2017 waday hawal galyo lagu doonayo cidii ka danbaysay qaraxan.

ciidamadu ilaa hada ma jirto wax ayka dhaawajiyee oo arintaa ku saabsan laakin waynu eegin hadab wixii ka soo kordha hawlgalada ciidamadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here