Ciidanka Booliska Somaliland Oo Warqad Xadhig Ah Madaarka Hargaysa Dhigay + Yurub Geenyo Oo Dib U Soo Laabanaysa Iyo Heeganka Ciidanka

0
1182

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Warqad Xadhig Ah Madaarka Hargaysa Dhigay + Yurub Geenyo Oo Dib U Soo Laabanaysa Iyo Heeganka Ciidanka

 

Fanaanada caanka ah ee Yurub Geenyo waxa ay dib ugu soo laabanaysaa magaalada Hargaysa iyada oo Muqdisho ka soo raacaysa diyaarad Hargaysa balse ciidanka Booliska Somaliland ayaa warqad waaran qabasho ah ka dhigay gudaha madaarka hargaysa

Hore sidan oo kale waxa is yidhi madaarka tamashle kaga deg Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muqdisho ka yimi balse ciidanka booliska ayaa xabsiga dhigay

Ma jirto cid kale oo Yurub wehelinaysa waxaana ay doonaysa inay dib ugu soo noqoto hargaysa waana suurta gal in ay xukuumada Somaliland si toos ah ula soo xidhiidho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here