Ciidankii Eritrea Oo Qabsaday Dhulkii Ugu Balaadhnaa Wadanka Jabuuti Iyo Ismaaciil Geelle Oo Amray Ciidankiisu Inaanay Xabad Ridin

0
819

Ciidankii Eritrea Oo Qabsaday Dhulkii Ugu Balaadhnaa Wadanka Jabuuti Iyo Ismaaciil Geelle Oo Amray Ciidankiisu Inaanay Xabad Ridin

Ciidanka Wadanka Eritrea ayaa qabsaday dhulka buuraha ugu balaadhan wadanka Jabuuti iyaga oo kolba ku ruqaan sanaya dhulka ugu muhiimsan wadanka jabuuti oo ay qabsadeen iminka dhul baaxadleh.

Arimaha xiisaha gaar ka ah leh ayaa ah in ciidanka Eritrea ee jabuuti qabsanayaa ay yihiin ciidan Haween ah oo aanay ku jirin wax rag ah

Jabuuti waxa ay amartay in aanay ciidankeedu wax dagaal ah galin waxaana la filayaa in Qaramada midoobay arinta soo faro galiyaa

Xaalada u dhaxaysa labada dhinac ayaa ka soo daraysa waxaana soo baxaya baaqyo caalami ah oo dhinaca dawladaha ka soo yeedhaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here