Ciyaartoyda Caalamka Ugu Magaca Wayan Oo Baroordiiq Uu Sameeyay Qaraxii Somaliya Ka Dhacay(Halkan Ka Akhriso)

0
376

 

Related image

Ciyaar yahano badan ayaa bogooda  Twitter ugu baroor diiqay umada somaliyeed gaar ahaad dakii ku wax yeelobay qaraxii ka dhacay muqdisho ee ku dhawaad 430 ay ku dhimatay tiro intaa legina ayku dhaawacan tay

 

David Luiz  ayaa bogiisa Tiwtter ku soo qoray: “Waa wax laga naxo oo qalbi jab ah. Ducadeena iyo quluubteena waxaan siinay Somalia” waxaana uu sii raaciyay emoji uu ka tarjumaya murugo. “

Franck Ribery ayaa is na bogiisa Tiwtter ku soo qoray”Naxdin Naxdin Waanka Xumahay Wax Ka DHacay Somaliya

Mesut Ozil”waxa dhacay xaalad adag waxanu la jirnaa somaliya

Cristiano Ronaldo   “Xanuun Xanuun Somaliya waanu isdla jirna

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here