Ciyaaryahan Ka Midaa Ciyaaryahanada Caalamka Ugu Magacwayen Oo Ka Hadlay Doorasha Somaliland+Waa Kuma? (DAAWO)

0
175

 

Image result for nani

Ciyaaryahan Ka Midaa Ciyaaryahanada Caalamka Ugu Magacwayen Oo Ka Hadlay Doorasha Somaliland+Waa Kuma? (DAAWO)

Beesha caalamka ayaa qaada dhigaysa doorashada somaliland iyada oo dawlado badani ay isha ku hayaan sida ay wax u socdaan hase ahaatee marakani waa markii ay si toos ah uga hadleen dadka dunida ugu caansan iga oo tahniyada u diraya somaliland guul u rajaynaya inay doorashadu si xor iyo xalaal ah ugu dhacdo.

Luis Nani ayaa afka haysan kari waayey si wayan uga hadalaya horumarka somaliland gaadhay wuxuuna bogiisa bulsha soo dhigay fariin dhiiri galin aha taa oo u dhignayad “Hello Somaliland Waanu Idiin Jeedna Waanu Idinku Faraxsanahay” O Dhaahdan ayaa Noqotay mid lama filaan ku noqotay cid walba.

Doorashada somaliland ayaa ku beegan 13 Novembar  Waan malinta qof walba oo somaliland ah sitana xaquuqda codayanta uu ka qayab qaadan doono isbadalka dalka iyo madaxweyanah shanaad ee Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here