Culimo Ku Dhawaaqaysa In Diinta Islaamku Xalaal Ka Dhigtay Heesaha IyoMusikada + Buug Diinta Ka Been Sheegaya Oo Filis Soo Bandhigtay

0
733

Fanaanada Filis Cabdi oo ka mid ah fanaaniinta waayaha cusub iyo culimo kale oo baadhayaal isku tilmaamay ayaa soo bandhigay bug ay ku sheegeen in dib loogu eegayo diinta Islaamku waxa ay ka qabto Musikada iyo heesaha waxaan sirta buugan ka danbaysa lagu sheegay sidii fanaaniintu qiil ugu raadin lahaayeen fankooda iyo fusuqa ay sameeyaan.
Buugu waxa uu fasaxayaa isla markaana si dab ban u sheegayaa in aanay diinta islaamku ka soo horjeedin fanka iyo musikada waana arin la wada sugayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here