Daacish Oo Dishay Wiil Faysal Cali Waraabe Dhalay Oo Argagixiso Ahaa Iyo Goorta Uu Geeryooday + Sirta Uu Hayey Ee Lagu Dilay

0
1720

 

Daacish Oo Dishay Wiil Faysal Cali Waraabe Dhalay Oo Argagixiso Ahaa Iyo Goorta Uu Geeryooday + Sirta Uu Hayey Ee Lagu Dilay

 

Wiil ka mid ah ubadka Faysal Cali Waraabe oo lagu magacaabo Xuseen Faysal Cali Waraabe ooh ore ugu biiray ururka daacish xil muhiim ahna ka qabtay ayaa la sheegay ugu danbayn in kooxdaasi ISIS ay dishay Xuseen Cali Waraabe

Sida la sheegay waxa ay ku war heleen in ninkani ka baxayo ururkooda isla markaana uu dib ugu noqonayo hargaysa isaga oo faafinaya sirta kooxda taasina waxa ay keentay in ay dilaan ka hor intaanu kaba bixin

Lama sheegin war dhab ah oo ku saab san xuseen faysal cali waraabe balse inta badan daacish dadka ay disho ee iyada ka tirsan ma soo bandhigto lamana maqlo dhimashadooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here