Dagaal ka Dhex Qarxay Dalmar Yare Iyo Kabayare + Sawir Sababay In Dalmar Yare Taageerayaal Badan Ka Dareeraan Oo Kabayare Baahisay + Iyo Jawaabta Dalmar

0
1852

 

Dagaal ka Dhex Qarxay Dalmar Yare Iyo Kabayare + Sawir Sababay In Dalmar Yare Taageerayaal Badan Ka Dareeraan Oo Kabayare Baahisay + Iyo Jawaabta Dalmar

Labada Sawir ee fanaaniinta Dalmar Yare iyo Kabayare ayaa ah hada ka hor waxaana labaduba ay joogeen Nayroobi oo ay qaxooti ku ahaayeen.

Fanka Dalmar Yare waxa qarxisay oo heerkaa gaadhsiisay fanaanada Kabayare oo la qaaday labadii heesood ee uu ku soo shaac baxay waana fanaanada kaliya ee sirtiisa haysa Kabayare halmar ayey soo baahisay sawir taariikh qosol ah oo Dalmar yare soo maray balse isaguna waxa uu baahiyey mid kiisa ka daran oo jawaab u ah arinta laga baahiyey.

Inta badan fanaanada Kabayare ayaa xafiiltan adag kula jirta fanaaniinta raga Ah sida Dalmar Yare. Ilkacase. Gulled Simba iyo kuwo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here