Dalalka Carabta Ugu Awooda Badan Oo Go’aamiyey In Si Deg Deg Ah Loo Aqoonsado Somaliland Ka Dib Cadhadii Sucuudigu Xamar Kala Kulmay

0
4928
JEDDAH, SAUDI ARABIA - JUNE 2 : (----EDITORIAL USE ONLY MANDATORY CREDIT - "BANDAR ALGALOUD / SAUDI ROYAL COUNCIL / HANDOUT" - NO MARKETING NO ADVERTISING CAMPAIGNS - DISTRIBUTED AS A SERVICE TO CLIENTS----) Saudi Arabia's King Salman bin Abdulaziz Al Saud (L) welcomes The Crown Prince of Abu Dhabi General Sheikh Mohammed Bin Zayed Al Nahyan (R) in Jeddah, Saudi Arabia on June 2, 2017. (Photo by Bandar Algaloud / Saudi Royal Council / Handout/Anadolu Agency/Getty Images)

Dalalka Carabta Ugu Awooda Badan Oo Go’aamiyey In Si Deg Deg Ah Loo Aqoonsado Somaliland Ka Dib Cadhadii Sucuudigu Xamar Kala Kulmay

Warbaahinta ugu afka dheer dalalka Khaleejku waxa ay qaadaa dhigayaan in hogaamiyayaasha Sucuudiga. Imaaraadka Carabta. Iyo Masar ay doonayaan in ay si deg deg ah u aqoon sadaan Somaliland mar hadii ay taageero aan gabasho lahayn u muujiysay xulufadooda isla markaana ay bar bar istaagtay halka ay xamar diiday go’aanka sucuudiga.

Waxa saxaafada carabtu si wayn u qoreen in wakhtigan khaleejku diyaarinayo qorshayaal uu si rasmi ah ugu aqoon sanayo Somaliland isla markaana uu garab istaag u muujinayo mar hadii uu ku dhawaaqay go’aan ka duwan ka somaliya.

Arintan waxa ay caqabad ku noqotay xamar waxa ay sidoo kale fursad fiican u noqotay Somaliland oo Siyaasadda arimaha dibadu u fur furantay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here