Darawalkii Gaadhigi Ku Qarxay Soobe Oo La Gartay+Mobilka Uu Isticmaalayey Oo Lagu Ogaday+Shirkada Isgaadhsinta Ah Ee Kashiftay

0
412

Related image

 

Darawalkii Gaadhigi Ku Qarxay Soobe Oo La Gartay+Mobilka Uu Isticmaalayey Oo Lagu Ogaday+Shirkada Isgaadhsinta Ah Ee Kashiftay

Gaariga Qarxay ayaa la sheegay inuu ahaa Gaari Xamuul ah, waxaana lagu sheegay inuu ahaa TM laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qaraxa.

Gaariga ayaa ka imaaday Gobolka Shabellaha Hoose, waxa uuna kasoo galay Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho.

Wadaha Gaariga ayaa la sheegay inuu awood kusoo jiiray ciidamada dowlada ee ku sugan Siinka dheer, xili lagu hayay baaritaan.

Ninkaan ayaa Fariin cod ah duubay ka hor inta uusan is qarxin isagoo si cad u sheegay magaciisa iyo beesha uu ku dhashay, isla markana waxa uu si layaab leh uga hadlay cida uu Bartilmaamsan doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here