Dawlada Maraykanka Oo Shaacisay Arin Ka Farxiyey Somaliland + Afrikaanka Iyo Maamulka Farmaajo Oo Loogu Baaqay In Ay Ku Daydaan Siilaanyo + Aqoonsi Maraykanka Ka Soo Baxay

0
1529

Dawlada Maraykanka Oo Shaacisay Arin Ka Farxiyey Somaliland + Afrikaanka Iyo Maamulka Farmaajo Oo Loogu Baaqay In Ay Ku Daydaan Siilaanyo + Aqoonsi Maraykanka Ka Soo Baxay

Dawlada Maraykanka gaar ahaan Wakiilka Arimaha Nabad galyada Maraykanka u qaabilsan Afrika oo qudbad ka jeedinaysay ayaa waxa ay sheegtay in Somaliland tahay wadan tusaale u ah dalalka afrika iyo Somaliya isla markaana loo baahan yahay in ay kaga daydaan qaabka ay iskugu wado qabaa’ilka iyo xisbiyada dimoquraadiyada

Maraykanku waxa uu sheegay in Somaliland tahay wadanka kaliya ee Afrikaan ah ee soo gaadhi kara Dimoquraadiyada wadamada horumaray isla markaana ay haboon tahay in wax badan laga faa’idaysto oo afrikaanku kaga daydo qaabka qabiilka iyo xisbiyada badan layskugu wado

Arintani waxa ay keeni kartaa xidhiidh wanaag san oo dhex mara Somaliland iyo Maraykanka isla markaana waxa ay fursad siinaysaa in caalamku barto waxa ay Somaliland tahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here