DEG DEG:- Arsanel Oo Caawa Guul Daro La Barooranaysa Ka Dib Markii Laga Diiday Dalab Ay Ku Doonayso Laba Ciyaartoy Oo Qaali Ah

0
741

DEG DEG:- Arsanel Oo Caawa Guul Daro La Barooranaysa Ka Dib Markii Laga Diiday Dalab Ay Ku Doonayso Laba Ciyaartoy Oo Qaali Ah

Kooxda Arsenal ayaa la kulantay waji gabax wayn kadib markii ay kooxaha ree France ee Lyon iyo AS Monaco soo wada diideen laba dalab oo ay Gunners ku kala doonaysay Alexandre Lacazette iyo Thomas Lemar.

Sidii aanu horeba idiinku soo gudbinay Arsenal ayaa dalab 30 milyan oo euros ah ku doonaysay Thomas Lemar oo ka tirsan kooxda AS Monaco balse jawaabtii ay Gunners heshay ayaa ah mid aan ka farxin doonin Arsene Wenger.

Dhinaca kale kooxda Lyon ayaa iska doo diiday dalab ay Arsenal ka gudbisay gool dhaliyaah ree France ee Alexandre Lacazette iyada oo horeba madax waynaha kooxda Lyon uu u sheegay in ayna aqbali karin dalab ka hooseeya 57 milyan oo gini.

Warka oo dhan halkan kala soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here