DEG DEG:- Boqortooyada Ingiriiska Oo Iminka Shaacisay Arin Ku Saab San Aqoonsiga Somaliland + Natiijo Ingiriiska Laga Sugayey Sanado Badan Oo Iminka Soo Baxay

0
5999
Prime Minister Theresa May speaks at the Brackla community centre in Bridgend, Wales.

DEG DEG:- Boqortooyada Ingiriiska Oo Iminka Shaacisay Arin Ku Saab San Aqoonsiga Somaliland + Natiijo Ingiriiska Laga Sugayey Sanado Badan Oo Iminka Soo Baxay

Wasaaradda Arimaha Dibada Dowladda Boqortooyada Ingiriiska oo qoraal ku baahisay bogeeda Twitterka ayaa waxa ay markii ugu horaysay kaga jawaabtay su’aal ahayd in ay Somaliland aqoon santahay hadii aanay aqoonsana in ay qorshaha ugu jirto arinta ictiraafka Somaliland

Dowladu ingiriisku waxa ay sheegtay in Somaliland 1991 ay ku dhawaaqday in ay ka go’day somaliya inteeda kale balse Ingiriiska iyo dawladaha kale ee caalamku ma aqoonsan Somaliland waxaana dawladu Ingiriisku qoraalkeeda iyada oo sii wada ay sheegtay in arinta aqoonsigu ay tahay mid u taala Somaliland iyo Somaliya dhex deeda hadii Somaliland la aqoonsanayo ay dalalka Darisku arintaasi hormuud ka noqdaan oo ay iyagu aqoonsiga ku dhawaaqaan

Ingiriisku si taasi la mid ah waxa uu u sheegay in xidhiidh dhow oo wada shaqayneed ay la leeyihin Somaliland isla markaana wasiirada Somaliland ay si toos ah ula kulmaan dawlada Ingiriiska gaar ahaan wakiiladooda u qaabilsan arimaha Somaliland si looga wada hadlo hadba xaaladii jirta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here