DEG DEG:- Buubaa Oo Nayroobi Kula Kulmay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya + Sirta Hawada Somaliland Oo La Kala Iibsaday Iyo Lacagta La Bixiyey

0
1017

Pro. Ismaacil Hurre Buubaa oo ku sugan magaalada Nayroobi waxa ay galabta ku kulmeen Hotel Star wasiirka arimaha dibada Somaliya Yuusuf Garaad oo dhanka Muqdisho laga soo diray.
Yuusuf Garaad waxa uu Pro. Buubaa u siday lacag tiro badan oo lagaga iibsanayo sirta hawada Somaliland oo ay somaliya doonayso in ay kala soo wareegto hay’adda gacanta ku haysa waxaana xogaha la bixiyey ka mid ah Ducment-ga rasmiga ah ee dhaqaalaha Somaliland ka soo gala hawada iyo tirade diyaaradaha ay heshiiska kula jirto.
Pro. Buubaa sidoo kale waxa uu xisbigiisa u saxeexay in ay fudaydin doonaan la wareegista hawada Somaliland iyo somaliya ee dhanka Diyaaradaha hadii uu Waddani kursiga madaxweynaha ku guulaysto taa bedelkeedana waxa uu cod saday lacag dhan oo Malaayiin doller ah oo dawlada Farmaajo ku taageerto xisbiga Waddani si uu dhaqaalaha doorashada iskaga bixiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here