DEG DEG:- Calankii Xisbiga Waddani Oo Lagu Gubay Laguna Qubay Deegaanka Uu Xirsi Ka Soo Jeedo Iyo Baroorta Siyaasadeed Ee Ciro

0
647

DEG DEG:- Calankii Xisbiga Waddani Oo Lagu Gubay Laguna Qubay Deegaanka Uu Xirsi Ka Soo Jeedo Iyo Baroorta Siyaasadeed Ee Ciro

Deegaanka Bali-calanle oo ka tirsan gobolka togdheer isla markaana ah halka uu deegaan ahaan ka soo jeedo Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa goobo banaan ah inta la ururiyey lagu daadiyey calankii xisbiga Waddani isla markaana qaarkood ayaa lagu gubay waxaana arintaasi sabab u ah siyaasadda Somali wayn

Arintani waxa ay ka marag kacaysaa in aanu Xirsi Cali Xaaji Xasan cod ka haysan jifada hoose ee uu ka soo jeedo isla markaana xisbiga Waddani uu ku khasaaray haybinta codka beelaha bariga Burco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here