DEG DEG:- Ciidan Si Gaar Ah U Tabo-baran Oo Xaruntii Golaha Wakiilada La Wareegay Iyo Ergadii Saleebaan Diray Oo Natiijo Naxdin Leh La Soo Noqday

0
489

 

DEG DEG:- Ciidan Si Gaar Ah U Tabo-baran Oo Xaruntii Golaha Wakiilada La Wareegay Iyo Ergadii Saleebaan Diray Oo Natiijo Naxdin Leh La Soo Noqday

Ergo ka socota Golaha Guurtida ayaa la sheegay inay xalay guure ku gudeen isla markaana ay u tageen dhinacyada khilafku ka dhaxeeyo balse Gudomiyaha Rasmiga ah ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa la sheegay inuu kooxdaasi ku wargaliyey inuu khilaafku u gaar yahay golaha wakiilada.

Saaka waxa furmaya fadhigii Mudanayaasha wakiilada waxaana xarunta la soo dhoobay ciidamo dheeraad ah oo amaanka sugaya sidoo kale waxa aad loo baadhayaa Xildhibaanada waxaana si gaar ah loola socdaa dhaq dhaqaaqooda iyada oo laga cabsi qabo inuu dagaal gacan ka hadal ahi goobta ka dhaco.

La Soco Wixii Warar ka soo kordha Arintan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here