DEG DEG:- Ciidanka Eritrea Oo Gudaha U Galay Caasimada Jabuuti Iyo Ismaaciil Cumar Geelle Oo Noqday Taliyaha Ciidanka Jabuuti

0
2885

DEG DEG:- Ciidanka Eritrea Oo Gudaha U Galay Caasimada Jabuuti Iyo Ismaaciil Cumar Geelle Oo Noqday Taliyaha Ciidanka Jabuuti

Warar kala duwan oo shabakada Kulannews xafiiskeeda war qabadka soo gaadhaya ayaa sheegaya in ciidanka Eritrea qabsadeen meel wax yar u jirta caasimada wadanka Jabuuti ka dib markii Ciidanka Jabuuti isku dayeen in ay xoog kaga saareen xuduudka u dhaxeeya Jabuuti Iyo Eritrea oo lagu muran san yahay nabad ilaalina ay u joogeen ciidanka wadanka Qatar.

Waxa la sheegayaa in xaaladu iminka xumatay isla markaana Taliyaha ciidanka uu si ku meel gaadh ah ula wareegay Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo doonaya in uu sugo amaanka caasimada iyo ka wadanka.

Wixii warar soo kordha kala Soco xafiiska Warqabadka Kulannews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here