DEG DEG:- Ciidanka Qaranka Oo Gaadhay Deegaanka Ceel-afwayn Iyo Labadii Beelood Oo Mar Kale Hubka Isku Gurtay + Wararkii U Danbeeyey

0
1018

DEG DEG:- Ciidanka Qaranka Oo Gaadhay Deegaanka Ceel-afwayn Iyo Labadii Beelood Oo Mar Kale Hubka Isku Gurtay + Wararkii U Danbeeyey

Ciidanka qaranka Somaliland oo ka kooban Militery iyo Boolis ayaa si rasmi ah u gaadhay deegaanka ceel-afwayn oo ay ka jirto saan saan colaadeed oo u dhaxaysa beelo halkaasi wada degan

Ciidanka qaranka ayaa la xoojiyey waxaana saaka gaadhay halkaasi guutooyin kale oo nabad galyada ilaalinaya isla markaana labada dhinac kala dhex galay

Hore go’aamo ayey xukuumadu uga soo saartay arinkan balse kuwaasi ma noqon qaar fula waxaana iminka labada dhinac isku gurteen hubka balse ciidanka aya ku kala dhex jira

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here