DEG DEG:- Ciidanka Qaranka Oo Iminka Ruqaansaday + Xaalad Soo Korodhay Iyo Goobta Ay Qabsanayaan + Maxaa Soo Kordhay?

0
225

DEG DEG:- Ciidanka Qaranka Oo Iminka Ruqaansaday + Xaalad Soo Korodhay Iyo Goobta Ay Qabsanayaan + Maxaa Soo Kordhay?

Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland gaar ahaan kuwa Militeriga ayaa ku gaadhay deegaanka Taleex oo ka tirsan Jamhuuriyada Somaliland waxaana ay sugayaan xuduudka ay la wadaagaan Puntland oo ku hanjabtay inay dagaalamayso.

Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa isaguna ku dhawaaqay hadii ay Puntland joojin waydo daandaansiga inay qabsan doonaan Garoowe.

Ciidanka Qaranku waxa ay xoog u sugi doonaan amaanka Doorashada gaar ahaan meelaha xuduudka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here