DEG DEG:- Ciidankii Ugu Awooda Badnaa Oo Caawa Kala Xidhay Suuqyada Magaalada Hargaysa + Cabsi Shacabku Qabaan Iyo Arinka Soo Kordhay

0
1152

DEG DEG:- Ciidankii Ugu Awooda Badnaa Oo Caawa Kala Xidhay Suuqyada Magaalada Hargaysa + Cabsi Shacabka U Qabaan Iyo Arinka Soo Kordhay

Ciidanka Booliska Somaliland waxa la galiyey heegankii ugu adkaa ka dib shacabka oo iskugu soo baxay suuqa dhexe ee magaalada Hargaysa

Waxa la adkeeyey amaanka waxaana laga cabsi qabaa in kooxo diimeedku haraysa waxyeelo ka gaystaan diyaar garawga ciida awgeed

Ciidanku wadooyinka ay koox koox u taagan yihiin waxaanay baadhayaan dhamaan gaadiidka oo dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here