Deg Deg:- Cirro Oo Fagaaraha Hargeysa Kaga Dhawaaqay In SNM Lagu Hoogay Siyaad Barre-na Loo Darsaday + Faqashtii Shacabka Xasuuqday Oo Uu Amaanayo Daawo Fadeexad

0
220

Deg Deg:- Cirro Oo Fagaaraha Hargeysa Kaga Dhawaaqay In SNM Lagu Hoogay Siyaad Barre-na Loo Darsaday + Faqashtii Shacabka Xasuuqday Oo Uu Amaanayo Daawo Fadeexad

 

Murrashax Cabdiraxman Cirro taariikh cagaaran waxa uu ka dhigay wixii ka horeeyey dagaaladii 88-kii oo ahaa kuwii dalka lagu xoreeyey waxa uu sheegay in Hargeysi horumar sanayd markii kacaankii Siyaadd Barre shaqaynayey balse iminka ay noqotay xero laga guuray SNM iyo intii Somaliland jirtayna ka soo qaaday maamul lagu hoogay oo aan horumar samayn.

Murrashaxa Waddani waxa uu amaanay Faqashtii uu ka midka ahaa ee Siyaadd Barre waxaana uu si dadban ugu ololeeyey Midnimo Somali fagaaraha Hargeysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here