DEG DEG:- Dadkii Xajka Sanadka Tagay Oo Maydkoodu Wadhan Yahay + Baabuur Dhacday Oo Dhimasho Sababtay Iyo Tirada Xujaajta Geeryootay Iyo Magacyadooda Oo…(Akhri)

0
1090

DEG DEG:- Dadkii Xajka Sanadka Tagay Oo Maydkoodu Wadhan Yahay + Baabuur Dhacday Oo Dhimasho Sababtay Iyo Tirada Xujaajta Geeryootay Iyo Magacyadooda Oo…(Akhri)

Waxa dhacay laba Baabuur oo siday dadka sanadkan xajka U Cumraysiga tagay kuwaasi oo ku jiray hawlahooda gudashada waajibaadka xajka.

80 qof ayaa ugu yaraan geeryooday dhaawacuna waa badan yahay mana jirto tafaasiil dheeraad ah oo soo baxday

Waxaanu idiin soo gudbin doonaa Magacyada iyo dalalka ay u dhaseen xujaajta Geeryootay hadii Alle ka dhigo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here