Deg Deg:- Deegaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer Oo Saaka Dadku U Soo Kaceen Iyaga Oo Caydh Ah + Roobab Khasaarihii Ugu Cuslaa Gaystay Iyo Magacyada Deegaanada Lagu Caydhobay

0
151

 

Deg Deg:- Deegaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer Oo Saaka Dadku U Soo Kaceen Iyaga Oo Caydh Ah + Roobab Khasaarihii Ugu Cuslaa Gaystay Iyo Magacyada Deegaanada Lagu Caydhobay

 

Deegaano Badan Oo Kamida Togdheer waxa xalay ka da.ay Roobab Laxaad Leh.

Image may contain: sky and outdoor

deegaanka Dhakool Roobabkii Xalay k da’ay waxay gaysteen khasaare Waaweyn oo soo gadhay Guryahooda iyo maalkooda.
Sida uu xaqiijiyay gudoomiyaha tuuladaasi jibriil dhakool. Dadku waxay saaka ku waabaristeen iyagoo gegi cad taagan. guryahoodana Buuxdhaafiyeen daadadku.

Image may contain: sky and outdoor

Waxay dadkaasi ubaahan yihiin Gurmad iyo Biyaha oo laga xidho. Iyagoo ka cabsi qaba in roobabka kale aanay haysan meel ay galaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here