DEG DEG:- Dekedii Berbera Oo Iminka Gubanaysa + Magaalada Oo Khatar Ku Jirta Iyo Hanti Badan Oo Shuf Beeshay + Dhimasho Iyo Dhaawac

0
1722

DEG DEG:- Dekedii Berbera Oo Iminka Gubanaysa + Magaalada Oo Khatar Ku Jirta Iyo Hanti Badan Oo Shuf Beeshay + Dhimasho Iyo Dhaawac

Waxa mantana gubatay isla markaana iminka holcaysa dekedii magaalada Berbera oo dab qabsaday lamana garan karo sababta dabku ka dhashay

Hanta badan oo dekeda taala ayaa shuf beesha dhaawac iyo dhimashana wali lama sheegin sidoo kale ma jirto wax bakhtiiyey goobta

La soco faah faahino kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here