DEG DEG:- Dhaawac Iyo Mayd Bali-dhiig Yaala + Shirkii Dhalinyarada Habar-jeclo Oo Dhiig Ku Daatay + Ciidanka Iyo Shacabka Oo Rasaas Isku Adeegsaday

0
2767

DEG DEG:- Dhaawac Iyo Mayd Bali-dhiig Yaala + Shirkii Dhalinyarada Habar-jeclo Oo Dhiig Ku Daatay + Ciidanka Iyo Shacabka Oo Rasaas Isku Adeegsaday

Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Bali-dhiig waxa la sheegaya in hal qof dhaawac yahay mid kalana uu dhintay ka dib dagaal dhex maray ciidanka Booliska iyo shacabka

Arintu waxa ay ka dhalatay ka dib markii dhalinyaradii shirka Habar-jeclo qabanaysay iyo ciidanka Boolisku isku dhaceen isla markaana lays af dhaafay

Xabada ayaa ilaa iminka dhacaysa walina ma jiro war soo baxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here