DEG DEG:- Doorashadii Somaliland Saaka Ka Dhacday Oo Lagu Muransan Yahay + Saxaafadda Oo Banaanka Loo Saaray Iyo Waxa Soo Kordhay

0
657

DEG DEG:- Doorashadii Somaliland Saaka Ka Dhacday Oo Lagu Muransan Yahay + Saxaafadda Oo Banaanka Loo Saaray Iyo Waxa Soo Kordhay

Xildhibaanadda Mucaaradka ayaa Codsanaya in dib loo tiriyo Codkii Doorashadda Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Lagu doodayo in tiradda La-khalday, Waxaa la sheegayaa in Codka Hal-dheerida ah Lee ya hay Xil,Talyanle.

Gudoomiyihii Shirka Maanta Xildhibaan Cali Yuusuf iyo 39-Xildhibaan oo leh Talyanlaanu dooranay ayaa Golaha Ku Wadda-jira, wax xog ah oo rasmiya Weli lama helin.

Wax’se warar hoose sheegayaan Gudoomiyaha ayaa Camerrada CCTV-da dib uga tirinaya codkii, Warbaahinta ayaa banaan joog ka ah, waxaase la sugayaa Gudoomiyihii shirka wuxuu dhoho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here