Deg Deg:- Faah Faahin Ka Soo Baxday Ninkii Loo Xidhay Shir-qoolkii Faysal Cali Waraabe + Haybtiisa Oo La Aqoonsaday Iyo Amarka Ciidanka + Maxaa Soo Kordhay?

0
209

Deg Deg:- Faah Faahin Ka Soo Baxday Ninkii Loo Xidhay Shir-qoolkii Faysal Cali Waraabe + Haybtiisa Oo La Aqoonsaday Iyo Amarka Ciidanka + Maxaa Soo Kordhay?

Ninkii xalay loo xidhay falkii la sheegay inuu ahaa Shir-qool lagu doonayey in lagu dilo Murrashax Faysal Cali Waraabe ayaa la aqoonsaday deegaanka uu ka soo jeedo waxa la sheegay Ninkaasi inuu ka mid ahaa Qawmiyada Oromada isla markaana uu xisbiga Taageero u yimi.

 

Xisbiga Ucid ayaa xaqiijiyey in aanu ninkani wax kiis ah lahayn arintuna ay ahayd oo kali ah shaki laga qaaday ninkan oo loo tuhmay inuu dil la doonayo Murrashax Faysal Cali Waraabe.

 

Maamulka Xisbiga Ucid oo Shabakada Kulannews la xidhiidhay waxa ay xaqiijiyeen in la sii daayey Ninkaasi isla markaana arintu ay ahayd shaki la qaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here