Deg Deg:- Fanaanadda Yurub Geenyo Oo Dhaawac Culus Ay Soo Gaadhsiiyeen Taageerayaasha Waddani + Cusbitaalka Ay Ku Sugan Tahay Iyo Xaaladeeda + Akhri

0
188

Deg Deg:- Fanaanadda Yurub Geenyo Oo Dhaawac Culus Ay Soo Gaadhsiiyeen Taageerayaasha Waddani + Cusbitaalka Ay Ku Sugan Tahay Iyo Xaaladeeda + Akhri

 

Fanaanada Caankaa ee Yurub Geenyo oo Maanta Ka Heesaysay Khayriyadda Burco Ayaa Dhammaadkii Markay Masraxa Kasoo Degaysay Buuqii Taageerayaasha Awgeed oo Ay Dhacday Ayay Ka Jabtay Lugta Bidix Iyadoo Isla Markiiba Lagu Dabiibay oo Lagu Kabay Cisbitaalka Lafaha Xagar ee Magaalada Burco.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here