DEG DEG:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Madaarka Hargaysa Ka Soo Degay Iyo Somaliland Oo Al-baabada U Furtay + Yaa La Kulmay?

0
1330

DEG DEG:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Madaarka Hargaysa Ka Soo Degay Iyo Somaliland Oo Al-baabada U Furtay + Yaa La Kulmay?

Gudomiyaha Baarlamaanka dawlada federaadlka ah ee Somaliya Mudane Jawaari ayaa saaka xili hore ka soo degay Madaarka Hargaysa

Jawaari ayaa la sheegay in uu nasasho ku ahaa Madaarka isla markaana lagu qaabilay dhanka qolka VIP-da waxaana la sheegay in uu la kulmay Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland

Waxa uu saacad ka dib la ka baxay Madaarka isaga oo dib u raacay diyaaradii uu la socday waxaana la sheegay in uu safar ku tagayey mid ka mid ah dalalka jaarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here