DEG DEG:- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Iminka Si Rasmi Ah Loo Doortay + Murashaxa Ku Guulaystay Iyo Tirada Codadka La Kala Helay

0
500

DEG DEG:- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Iminka Si Rasmi Ah Loo Doortay + Murashaxa Ku Guulaystay Iyo Tirada Codadka La Kala Helay

 

Wararka hordhaca ah ee tirinta codadka Golaha wakiilada iyo tartanka jagada Gudoomiyaha golaha wakiilada iyo xubnaha u tartamaya ayaa lagu dhawaaqay.

 

Baashe Maxamed Faarax ayaa helay 39 cod halka Cabdiraxman Talyanle uu helay 38 cod kursiga Gudoomiye ku xigeenka waa loo tartamayaa goordhow war faah faah san la soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here