DEG DEG:- Hooyo Hinaastay Oo Hargaysa Ku Dishay Wiil Ay Dhashay Ninkeediina Dab Sudhay + Ciidanka Booliska Oo Guryaha Baadhaya Iyo War Naxdin Leh

0
2373

DEG DEG:- Hooyo Hinaastay Oo Hargaysa Ku Dishay Wiil Ay Dhashay Ninkeediina Dab Sudhay + Ciidanka Booliska Oo Guryaha Baadhaya Iyo War Naxdin Leh

Wararka soo gaadhaya xafiiska warqabadka shabakada Kulannews waxa ay sheegayaan in Hooyo ka mid ah dadka ku nool deegaanka Haleeya oo ka tirsan gobolka Maroodi Jeex ay saaka abaara 10:30 subixnimo dishay wiil ay dhashay inkasta oo da’diisa aan la sheegin sidoo kalana waxa ay dab sudhay gurigii oo Ninkeedu hurday

Arintan ayaa ka dhalatay sida la sheegay Haweenayda oo ka hinaastay Ninkeeda oo la guursaday sidaasina ay u samaysay arinkan waxaana markiiba ay ka baxsatay goobta balse ciidanka Booliska ayaa ku daba jira Hooyadan si ay xabsiga ugu taxaabaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here