DEG DEG:- Khaatumo Iyo Somaliland Oo Heshiis Rasmi Ah Kala Saxeexday + Somaliland Oo Markale Lagu Dhawaaqayo Iyo Dastuurka Oo La Furayo + AKhri Qodobada

0
729

DEG DEG:- Khaatumo Iyo Somaliland Oo Heshiis Rasmi Ah Kala Saxeexday + Somaliland Oo Markale Lagu Dhawaaqayo Iyo Dastuurka Oo La Furayo + AKhri Qodobada

aWaxaa Lagu Heshiiyey:

1- In Somaliland iyo khaatumo ku tuntuunsadaan sidii is afgarad buuxa loo wada gaadhi lahaa
2- In wada qorsheeyo lagana wada shaqeeyo sidii loo wadi lahaa Somaliland loo wada siman yahay oo ku dhisan cadaalad maamul wanaag iyo xaqdhawrista xuquuqul insaanka ku dhisan diinta islaamka oo muwaadiniinteedu midna marti ku ahayn oo ay u wada siman yihiin
3- In dastuurka Somaliland la furo si loo xaqiijiyo awood qaybsi sugan oo cadaalad ku dhisan oo laga sameeyo madaxda golayaasha fulinta, sharci dajinta, garsoorka iyo hay’addaha dawliga ah
4- In la sameeyo maamul daadajin (devulation) heer gobol. Degmo iyo magaalo lana qeexo mid walba awoodeeda
5- In shir danbe laysugu yimaado 10ka july laguna qabto magaalada Burco si loogu dhameeyo wixii qabyo ah lagagana tashan lahaa sidii loo qaban lahaa shir loo wada dhan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here