DEG DEG:- Madaxweynaha Oo Amray In Ciidanku Weerar Ku Qaadaan + Maxaa La Weerarayaa Maa Xaaladii Qatar Ayaa Korodhay

0
774

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada somaliya ayaa lagu sheegay in hawl galka lagu qaaday saldhiga Al-shabaab uu fasaxay Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo wuxuuna qoraalkaasi u dhignaa sidan.
“Goor sii horeysay ee maanta, waxaa u fasaxay Ciidamadeena gaarka ah oo taageero ka helaya saaxibada Caalamiga ah inay ku qaadaan weerar saldhig Al-Shabaab ku leeyihiin agagaarka Saakow ee Gobolka Jubadda Dhexe, wuxuu ahaa weerar guul ku dhamaaday.
Madaxtooyadu qoraalka ay soo saartay waxa kale oo lagu sheegay in weerarkaas lagu bur buriyey saldhiga Al-shabaab oo u yaalay saanad hub ah saraakiilna lagu dilay
Qoraalka waxa si rasmi ah loogu cadeeyey in madaxweynuhu amar ku bixiyey weerarka saldhigaasi isla markaana guul laga gaadhay .
Arintan waxa sabab u ah dawlada Qatar oo somaliya booqatay waxaana meel xun maraya khilaafka dalalka Khaleejka Carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here