DEG DEG:- Madaxweyne Siilaanyo Goorma Ayuu Dalka Ku Soo Laabanayaa + Ciidankii Qaranka Oo La Diyaariyey + War Iminka Ah

0
635

DEG DEG:- Madaxweyne Siilaanyo Goorma Ayuu Dalka Ku Soo Laabanayaa + Ciidankii Qaranka Oo La Diyaariyey + War Iminka Ah

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa 28-casho ka dib beri ku soo laabanaya wadanka isaga oo hogaaminaya wefti fasax gaar ah iyo shaqaba u joogay wadanka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha ayaa la filayaa in beri dalka si mug iyo miisaan leh loogu soo dhaweeyo isla markaana uu ka hadlayo xaaladiisa oo been abuur laga bahiyey iyo xaalada wadanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here