Deg Deg:- Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Baxaya Xarunta Madaxtooyada Iyo Gobolo Uu Markii U Danbaysay Booqanayo Inta Xilka Uga Hadhay + Halkuu U Baxayaa?

0
159

Deg Deg:- Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Baxaya Xarunta Madaxtooyada Iyo Gobolo Uu Markii U Danbaysay Booqanayo Inta Xilka Uga Hadhay + Halkuu U Baxayaa?

 

Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminaayo ayaa socdaal taariikh ah ku gaalaa bixinaya gobolada galbeedka Somaliland waxaana uu xadhiga ka jarayaa mashaariico iyo waxqabad kala duwan oo xukuumadiisu ka fulisay deeganadaasi.

 

Sidoo kale Madaxweynuhu Gabiley Dilla iyo goobo kale oo la sheegay inay Boramana ku jirto waxa uu booqanayaa markii u danbaysay inta uu Madaxweyne yahay waxaana la filayaa inuu isla caawa madaxtooyada ku soo laabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here