Deg Deg:- Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Deg Deg Ah Uga Soo Baxay Adiss Ababa + Halka Uu Iminka Ku Sugan Yahay Iyo Waxa Uu La Soo Kulmay + Akhri

0
174

Deg Deg:- Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Deg Deg Ah Uga Soo Baxay Adiss Ababa + Halka Uu Iminka Ku Sugan Yahay Iyo Waxa Uu La Soo Kulmay + Akhri

 

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa si lama filaan ah uga soo degay Magaalada Hargeysa waxaana uu iminka soo gaadhay xarunta qasriga Madaxtooyada isaga oo ka soo laabtay socdaal kooban oo uu shalay galinkii danbe ugu baxay Adiss Ababa.

Madaxweyne Siilaanyo lama faah faahin socdaalkiisa iyo waxyaabaha uu kala soo hadlay Itoobiya balse Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Waddani ayaa Itoobiya uga digay inay faro-galiso doorashada.

Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Iminka Ku Soo Laabtay Xarunta Madaxtooyada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here