Deg Deg:- Masuul Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Shilkii Ugu Naxdinta Badnaa Galay + Saraakiil Badan Oo Goobta Shilka U Baxay + Waa Kuma?

0
188

Deg Deg:- Masuul Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Shilkii Ugu Naxdinta Badnaa Galay + Saraakiil Badan Oo Goobta Shilka U Baxay + Waa Kuma?

 

 

Agaasimihii Wasaaradda Dalxiiska Somaliland Idiris ayaa dhaawac culus soo gaadhay ka dib shil gaadhi oo agagaarka Berbera ka dhacay.

Agaasimaha Xaaladiisa ayaa aad u culus waxa hada loo soo qaaday cusbitaalka Hargeysa Lix qof oo kale oo dhaaawac ah balse Agaasimaha ayaa ugu xaalad culus.

Wixii Warar Soo Kordha Kulannewsa Kala Soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here