(Deg Deg):- Maxamuud Xaashi Iyo Muuse Biixi Oo Gaadhi Qarsoodi Ah Burco Ka Raacay Iyo Dhuumasho Ay Ugu Tageen Xaglatoosiye Oo Shuban Biyood Ku Dhacay

0
613

 

(Deg Deg):- Maxamuud Xaashi Iyo Muuse Biixi Oo Gaadhi Qarsoodi Ah Burco Ka Raacay Iyo Dhuumasho Ay Ugu Tageen Xaglatoosiye Oo Shuban Biyood Ku Dhacay

 

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo gudoomiyaha kulmiye Muuse Biixi waxa ay burco ka raaceen gaadhi nooca raaxada ah iyaga oo ku socda qarsoodi isla markaana soo eegaya wasiirkii caafimaadka Somaliland oo xanuunka shubanku xalay soo ritay.

Sida la sheegay xaglatoosiye ayaa xaaladiisu iminka fiican tahay wuuna soconayaa sidoo kale waxa laga yaabaa in uu hawlihii shaqo halkii ka sii bilaabo balse markii hore xaaladiisa waa laga dayriyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here