Deg Deg:- Mid Ka Mid Ah Agaasimayaashii Ugu Awooda Badnaa Xukuumadda Siilaanyo Oo Iscasilay Kuna Biiray Xisbiga Waddani + Magaciisa?

0
195

Saleebaan Sacid Cali waxa uu ahaa Agaasimaha guud ee diinta iyo aw qaafta sidoo kale waxa uu ahaa Mareeyihii hore ee haamaha shidaalka waa midkamidaa dadka aad ugu dhawa qoyska madaxwayane siilanyo wuxuu hada ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumada madaxwayne siilanyo waxiin soo saaray qoraal ka kooban sidan

Waxan aad iyo aad ugu mahad naqayaa m/waynaha qaranka mudan axmed maxamed maxamoud oo ah hogamiye aan la heli karin isaga oo kale waxan sharaf ixtiram iyo taarikh wanaag u hayndonaa inta aan noolay waxan ilalin nidamkii hogamined ee aan ka bartay waxaa kale oo aan u mahad naqayaa cidkasta oo aanu soo wada shaqaynayn manta lakin waxan goostay inan ku biiro xisbiga wadani oo ka mida xisbiyada qarsnka waa aragtidayda iyo go, aan aan gaadhay waxanan u arkaa in aan ka mid ahay manta laga bilaabo xisbigaa xanaf ma jirto xumani ma jirto waa tartan nin waliba wadantiisa ha buuxsado anana wadantayda u biqi mayno Allahay ayaa mahad leh

tan ayaa ku soo beegmaysa xili lagu jiro tartanka xisbiyada ee loogu  hirdimaaayo cida noqon donta madaxwaynaha shanaad ee somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here