DEG DEG:- Murashaxii Xisbiga Waddani Oo Kulmiye Ku Biiray + Calankii Xisbiga Kulmiye Oo Uu Qoorta Sudhay Iyo Reer Ceerigaabo Oo Sida Maska U Dilay (Halkan Ka Eeg Faah Faahin)

0
846

DEG DEG:- Murashaxii Xisbiga Waddani Oo Kulmiye Ku Biiray + Calankii Xisbiga Kulmiye Oo Uu Qoorta Sudhay Iyo Reer Ceerigaabo Oo Sida Maska U Dilay (Halkan Ka Eeg Faah Faahin)

Murashaxa Xisbiga Waddani Ceerigaabo waxa ay quurta u sudhay calankii xisbiga Kulmiye waxaana mar hadii uu isku heeryeeyey Calanka Huruuda iyo Akhtarka ka kooban ee Kulmiye ay ka dhigan tahay in uu Kulmiye ku biiray.

Reer Ceerigaabo ayaa xadaarada waxa ay hogaaminayaan Dhulka Somalida waana ta sababtay in Cirro qoorta loo sudho calankii xisbiga Kulmiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here